Caruurtu Waxay ku Daydaan Waalidkood!

0
317

Qofka Aadamiga ah miyu dhashaa isagoo habaar qabe ah oo u leexanaya inuu sameeyo xumaan oo dhan, mise qoyskiisa iy duruufo gaar ah aya ku qasba inuu sidaasi sameeeyo oo uu noqdo mid u nool sida xayawaanka oo aan waxba ka mamnuuc ka ahayn?
Qof  kastaa wuxu ku dhashaa fidrada wanaagan laakiin waalidka weeyi kan diinta uu haysto ku barbaariyaa ee ka dhigaya Yuhuudi ama Kiristaan. Sidaas darteedna inta badan dhaqanka ilmaha yari wuxu noqonyaa kan uu ku barbaaray ee uu ka rakya labadiisa waalid.
Sanakii 1971 ayuu Philip Zimbardo oo Maraykan ah, aqoon balaaldhan u leh cilmiga Psychology  kana tirsanaa Jaamacadda Stanford uu tijaabo cilmi ah ka sameeyay  dadka maxaabiista ah iyo kuwa ilaaliya ee askarta ah. Wakhtigaasi wuxu ogaaday in dadka xidhan badankooda ay u dhian yihiin noloshiisa.

Leave a Reply