Ma Rabno Sawir Nalaga Qaado!

0
318

Magaalada Shaamoola oo kula taalla dalka Mexisco ayay dadka ku nooli ogolayn in sawir laga qaado. ย Dadkan ayaa aaminsan in qayb ruuxdooda ka mid ah laga qaadayo. Waxayna dhaqan u leeyihiin inay aad u cabbaan Cocolaha iyagoo aaminsan inuu ka nabad gelinayo dhibaatooyinka.
Wariyayaash ayay dhib k noqotaa inay si fudud sawir uga qaadaan magalaadan, iyagoo cabsi ka qaba haadii ay sawir qaadaan inay khatar ku galaan.

Leave a Reply