Dal Amaan ah: Ma Jirto Alaab La Xado Halkan

0
349

Dalka Japan ayaa noqday dawladda Caalamka ee aan la diiwaan gelin alaab ama lacag ku lunta meelaha caamka ee bulshadu ku kulanto.
Dadka Japan ayaa caadaystay in haddii uu qofku helo alaab uu u celiyo qofkii ay ka luntay ama uu u dhiibo ciidamada amaanka xataa haddii uu qofkaasi u baahan yahay.
Arintan ayaa Japan ka dhigtay dalka caalamka ee lagu naanayso dalka aanay waxba ku lumin. Markii uu dalxiisaha Ingiriisku kaga tegey boors u sitay Jardiino caam, isla markiiba oday da’ ah ayaa ugu yeedhay si uu u qaato. Dalxiisaha oo si yaab leh u eegay Odayga. Laakiin odayga ayaa ugu jawaabay odhaahdan “ Ma jirto alaab la xado halkan”

Leave a Reply