Hurdada Badan Oo Keenta Xanuuno Badan

0
402

Saynisyahano iyo cilmibaadhayaal ayaa cadeeyay  inuu qofku marka uu habeenkii seexado hurdo dheer uu la kulmayo inuu arko riyoon yaab leh.
Riyooyinkaasi oo ku badan hurdada dheer ee habeenkii la seexdo. Warbixintu waxay intaasi raacisay inay  riyooyinkani ku kala badan yihiin raga iyo dumarka iyagoo ku sii badan dumarka wakhtiga badan seexda..
Daraasaddu ayaa lagu sheegay in riyadu ay door weyn ku leedahay dareenka iyo dhaqanka qofka. Waxayna ku talisay daraasaddu in aan qofku habeenkii seexan saacado badan oo xad dhaaf ah.
Daraasadda ayaa sidoo kale dadka kula talisay inay hurdada ka toosaan wakhti hore.
 

Leave a Reply