Sideed qof oo ka taajirsan kala-badh dadka dunida

0
304

Dunida ayaa haysta dhaqaale la mid ah midka ay haystaan 3.6 bilyan oo qof oo ah kala badh dadka ugu saboolsan dunida, sida lagu sheegay warbixin ay shaacisay hay’adda Oxfam.

Hay’addu waxay sheegtay in farqiga u dhexeeya saboolka iyo tujaarta uu ka waynyahay sidii markii hore loo haystay.

Oxfam warbixinteeda waxay ku soo aadisay shir ku saabsan dhaqaalaha caalamka oo ka billaabanaya magaalada Davos ee dalka Switzerland. Waxaa kullankan isugu imaanaya hoggaamiyayaasha siyaasadda iyo ganacisga dunida.

Leave a Reply