Dhaqaalahoodu Wuxuu ku Tiirsan Yahay Adhiga!

0
308

Jasiiradda Falkland waxay ku taalla koonfurta badweynta Atlantga, waa deegaano xoolahu ka badan yihiin. Waana jasiirado madax banaani hoose haysta laakiin uu dusha ka ilaalyo dawladda Ingiriiska. Sanadkii 2009 ayay si rasmi ah u yaasheen xukuna hoosaad, Ingiriisku waxa kaliya ee uu ka ilaashada dana uu ka leeyahay bada Atlantiga iyadoo dawladda Argantiin sheegtay inuu batroolka ku jira badaasi isticmaalo.

Dalkan yar aya noqday dalalka dunida ugu dhaqaalaha sareeya,waxaana dalkaasi ku nool 1,500 (malyuun iyo badh neef oo adhi ah) , kuwaasi oo ah meelaha ay dhaqaalahooda ka helaan ka mid ah. Waxay ka faa’iidaystaan dhogorta iyo haraga oo ay ka sameeyaan alaabooyin daruuri oo ay ganacsi ahaan ugu dhoofiyaan dalalka debedda iyagoo hilibkiisan wershadeeya..

Waxa kale oo ay dawladuu go’aansatay inay noqoto Jasiirada Falkland deegaan dhaqaale waxayna bulshada u cadaysay inay lacag la’aan ku siinayso rukhsadaha kaluumaysiga , taasi oo qofkii doonaya inuu kaluumaysto ay u fududaan doonto. Dalkani wuxu isticmaala lacag isagu leeyahay oo Gini, taasi oo ku xidhan lacagta Giniga Isterlinka ah. Waa dal is bixiya oo dakhligiisa guud uu ka badan yahay baahidiisa uu debedda.

 

Leave a Reply