Xikmadaha Maanta

0
526

Caqabadaha u weyn ee hor yaal wadada Guusha waa inaad ka baqato guuldarada.

Haddii Markabkaagu ku soo xidhan waayo dekedda u dabaalo oo ku soo xidh.

Guusha laguma cabiro halka qofku nolosha ka gaadhay waxa lagu qiyaasa dhibaatooyinka nolosha ee uu ka gudbay.

Waxaad samayn karto haddii aad beri u dhigato waxa laga yaabaa inaad dhimato adigoon samayn.

Rajadu waa qayb ka mid ah farxadda, Rajo laโ€™aantuna waa murugo joogto ah.

Haddii meherado khasaarto gefka saar shaqaalaha midkood, laakiin yaanu noqon kan ugu maskaxda iyo kartida badan.

Haddii khalad dhaco sax haddii aad awoodo, naftaadana bar in aanad werwerin waayo werwerku waxba ma saxo.

Leave a Reply