Barro Wakhtiga Ugu Muhiimsan in Biyaha La Cabo!!

0
549

Cabitaanka la cabayo 2 koob oo biyo ah aroorti marka la tooso ayaa kugu caawinaya inu firfircooni galiyo xubnaha jidhka, sidoo kale cabitaanka biyaha la cabo nus saaca (saacad badhkeed) ka hor intaan la cunteen ayaa sahlaysa ama fududeenaysa hawsha dheefshiidka.

Culimadu waxay u arkaan cabitaanka koob ama laba koob oo biyo ah ka hor intaan la maydhan ama qubaysan ay hoos u dhigayaan dhiig karka, sidoo kale koobka biyaha ah ee la cabo intaanan la seexan ayaa hoos u dhigaya halista istrooga maskaxda (brain stroke), wadna xanuunka, iyo waliba wuxu kaa ilaalinaya inuu habeenkii lugaha muruq kaa galo.

Maalintaada ku dadaal inaad markasta badsatid cabitaanka biyaha wakhtiyada kala duwan si uu Ilaahay kugu anfaco caafimaadna kugu siiyo.

Leave a Reply