Uganda: Dal Aan Wakhtigiisu Is Bedelin

0
332

Uganda waa dalalka Afrikada bari oo aan bad lahayn, ayaa ku yaalla dhul badhaha dunida (Equator) , dhaqalahooduna wuxuu  ku dhisan yahay beeraha iyagoo bunka iyo midho kale dhoofiya.

Goobta uu ku yaallo awgeed ayaa keentay in Dalka Ugnaadh uu noqdo dalka keliya ee dunida aanu is bedelin wakhtigiisu bisha Ramadaan, oo sanad kasta mudada la sooman yahay ay is leeg tahay. Ugandha waxa kale oo aan marna kala badan habeenka iyo maalinta oo mid kastaa noqdo 12 saacadood.

 

Leave a Reply