Waxay ka baqan jireen Inay Furtaan Muslimiintu

0
313

Doonayaha dawladii Cusmaanyiinta oo ahayd dawladihii ugu xooga weyna dunida ayaa qarniyadii dhexe,  marka ay soo gaadhaan Dekedaha Yurub, kiniisuduhu ay joojin jireen Jalaskooda caanka ah, iyagoo ka cabsi qabay inay muslmiintu ku baraarugaan magaalaada oo ay furtaan xukunka Cusmaaniyiinta la hoos geeyo.
Wakhtigaasi dawladda Cusmaayiinta Xadaaradeedu ku dhisnayd Islaamka waxa ka mid ah in guri kastaa uu lahaa laba albaab, mid weyn iyo mid yar. Haddii albaabka weyn  la garaaco waxa furi jiray ninka. Haddii albaabka yar la garaacana waxa furi jirtay gabadh. Waana laba albaab oo midna dumarka loogu talo galay halka kalena uu gaar u ahaa raggga.

 

Leave a Reply