Xikmadaha Maanta

0
352

Haddii aanad adigu Istaraatijiyad iyo qorshe lahayn, waxaad ka qayb   noqonaysaa Istaraatijiyad qof kale dejistay”. (Alvin Toffler)

Deeqsinimada waxaan u aqaanaa, marka uu qof wuxu rabo ku ku bixiyo wax kasta oo qaali agtiisa ku ah, ee haddana uu weli aaminsan yahay, in qiime aad u yari kaga baxay” (Simone De Beauvoir)

Qofka noloshiisu waxa ay qiimo leedahay inta uu qiimo ku kordhinayo nolosha dadka kale. waa jacayl, saaxiibtinimo iyo naxariis”. (Simone de Beauvoir)

Leave a Reply