Habib Burqiba wuxu dhashay 1903 , isagoo dhintay sanadkii 2000. Madaxweynaha Tunisa wuxu ahaa 1956 ilaa 1987. Arrimaha yaabka lahaa ee mudadii uu xilka hayay lagu xusuusto waxa ka mid ah markii uu soo saaray go’aan ah in raggu ay gursan garaan gabadh keliya oo aan loo ogolayn inuu ka badiyo hal xaas.
Go’aankaasi markii la soo saaray waxa aad usoo dhoweeyay dumarkii dalkaasi oo mudahaarad isugu soo baxay, halka qaarkoodna ay gurigiisa ku booqdeen. Waxase yaab lahaa markii dumarkii la qabayna waxay ragooda ku khasbeen inay farxadaasi kala qayb galeen, haddii kale uu yahay mid doonayan inuu gabadh kale guursado. Dumar oo can aha ayaa madaxweynah ku booqday madaxtooyadiisa iyagoo dhunkanayay oo ku faraxsanaa go’aankaasi.