Nakhiil: Jasiirad Qurux Badan Oo La Sameeyay

0
288

Jasiirada Nakhiil lagu magcaabo oo ku taalla Dubai waa tan ugu weyn saddex jasiiiradood oo gacant lagu sameeyay caalamka. Jasiiradan waxa ka samaysan 120 meelood oo  lagu madadaasho, laguna raaxaysto oo loo dalxiis tago. Dubai oo ka kooban  saddex jasiiradood waa tan ugu qurux badan.

Jasiiradda Nakhiil waxa ku yaal 60 hutel oo casri ah iyo 4000 oo gurayha fiilooyinka ee la dego,  boqol guri oo caadi iyo 500 oo goobood oo lagu dabaasho oo ku yaal badda xeeligeeda.

Leave a Reply