Wuxuu Ahaa Hogaamiye Wanaagsan!

0
381

Mr. Rocheus Mish Wuxu ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Naasigii Hitler sanadkii 2013 ayuu ku dhintay caasimadda Jarmalka ee Berlin isagoo da’diisu gaadhay 96 sano.  Wargeyska Independent oo soo xiganayay buug laga qoray markii uu noolaa ayaa daabcay in odaygani ahaa ninka cadeeyay inuu Hitler dhintay ka dib markii uu is dialy.

Waxaana uu sheegay in Hitler ka codsaday inuu maydkiis gubo. Rocheus Mish wuxu intaasi ku daray in 30 April 1945 markii taliyaha ciidamadu,  Hogamiye Hitler u sheegay in ciidankii casa ee Ruushka ay soo dhowaadeen inuu markiiba galay gurigiisa oo hoosta ka soo xidhay.

Markii ay ciidankii casaa ee Ruushka soo galeen xarunta waxaan furay qolkii,  waxaana aan arkay Hitler iyo gabahdiis labaduba mayd ah. Ciidamada. Ciidankii Ruushka ayaa ilaaliyahan gaarka ah xidhay isagoo muddo 8 sanadood ah ku jiray jeelka. Rocheus ayaa ku sifeeyay Hitler inuu ahaa hogaamiye wanaagsan.

 

Leave a Reply