Ninkii Jeelka Ka Soo Daayay Ayuu Dacawad Ku Oogay!

0
406

markii lagu eedeeyay inuu geystay dilal badan oo ay ku jireen saraakiil booliis ah.

Maxkamadda ayay dad badani markhaati ku fureen inuu ah mid dadka iska dila sidaa awgeedna maxkamadda aya ku xukuntay xabsi daa’in.

Sannadkii 1988 ayaa laga sameeyay filim documentry oo lagu soo bandhigya dadkii uu dilay iyo qaabkii uu geystay dilalka iyadoo waxyaabo badan lagu kordhiyay oo aanu isagu samayn, kaasi oo lagu magacabo  “The Thin Blue Line”, filimkaasi ayaa ah mid naxdin badan marka taariikhadiisa hore iyo ficiladiisa la eego, sidaa awgeedna maxkamadda ayaa iska cafiday Randall Dale. laakiin markii xabsiga laga soo daayay wuxu markiib dacwad ku oogay ninkii sameeyay filimkaasi isagoo sheegay inuu ku daray qaybo aanu isagu shaqoba ku lahayn, taasina ay tahay in magdhow laga siiyo.

Inkasta oo Randall ku dadalay in helo haddana maxkamadu kama ogolaan. Dilaaga Randall wuxu dhintay bishii October sanadkii 2000.

Leave a Reply