Qisada: Saaxirka Iyo Tuugu Maaha Nin

0
429

Dalka Senegal waxa jira caado ah in la isticmaalo erayga ah “ Maaha nin”, waxaana magacaasi ay u siticmaalaan nin kasta oo gaadhay da’da guurka laakiin aan weli xaas yeelan.

Caadadan ayaa ah mid dadka reer Senegal ay muddo badan ka soo jirtay waxaana ay aaminsan yihiin in ninka noocaasi uu yahay saaxir  ama tuug oo ay tahay in la iska ilaaliyo.

Dalka Sudan iyo dalal kale oo badan oo Africa ah, waxaa aad ugu faaftay caado ah in gabadha wejigeeda calaamado dalool ah lagu sameeyo.Iyadoo gabadh aan calaamadahaasi wejiga loo samayn loo qaato inay tahay gabadh aan diyaar u ahayn guur ama gabadh naafo ka ah dhinaca guurka

Leave a Reply