Isbedelka Dunida Ka Dhaca Ilbidhiqsi Kasta

0
471

Ilbidhiqisu waa wax aad ugu yar dhinaca wakhtiga qofka caadiga ah , haddana tirokoobyo la sameeyay waxa la ogaaday in isbedel weyni ka dhaco dunida ilbidhiqsi walba.

Tirakoob la sameeyay sanadkii hore 2016, ayaa lagu xaqiijiyay in halkii ilbidhiqsi ay aduunayada ku dhashaan 6 caruura ah.

Dalka Maraykanka jaamacadda Hardvard ayaa samaysay daraasad ay ku cadaysay in dalkaasi dadka ku nool ay halkii ilibdhiqsi ku daadiyaan xashiishka raashin qiyaastiisu dhan tahay 912, 272 Kg. Daraasadda ayaa cadaysay in sababta dadku raashinka xadigaasi leeg ay u daadiyaan ay tahay iyagoon fahmin ama aan akhrisan macluumaadka ku qoran isticmaalka cuntada qasacadaysan.

Leave a Reply