Nacaybka Waxabrashada Caruurta Waxa Sababa Macalinka

0
681

Macalimiinta dugsiyada ayaa caado u leh inay ciqaab kula kacaan ardayda marka ay u arkaan in gef  sameeyaan. Ciqaabta macalimiinta ayaa aad u kala duwan,  laakiin dhammaantood waxay ku leeyihiin saamayn waxbarashada Ardayda. Ciqaabkaasi waxa ka mid ah markii  macallimad Maraykan ah oo dugisiyada hoose ay aragtay  mid ardayda ka mid ah, oo fasalka dhexdiisa ku ciyaaraya iyago maro iyo maqas isku ku jarjaraya.

Macalimadd ayaa ardayada markaa gacanta ku haysay ka qaaday maqaska isla markaana timaheeda qaybo ka mid ah kaga jartay, laakiin ardayada ayaa si xoog badan qaylo oohin ah oo yaab leh ku dhuftay sidii iyadoo ay halis gashay. Ardayda arkaysay ee dhinac fadhiyay aay dhamaantood si aad u xoog badan u qoslay.

Ardayda ayay maamulka dugsigu isugu yimaadeen markii ay aamusi weyday, waxaana macalimadda ficilkan kula kacday lagau ganaaxay $ 175 iyadoo ardayadana la raali geliyay. Macalimiinta ayaa kula kaca arimoo ciqaab ah ardayga kuwaasi oo  ku keena ardayga in mararaka qaarkood u dugsiga iskaga baxo oo niyada jabo. Ardayada ayaa codsatay in laga bedelo fasalkaasi iyadoo dareemaysa xaqiraad iyo sidii jeesjeeska ahayd ee ay ugu qosleen.

Leave a Reply