Daawo:– Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Tacsi U Diray Xildhibaan Ka Geeriyooday Golahooda

0
269

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland mudane Baashe Maxamed Faarax  tacsi u diray mudane ka tirsana golahooda.

Xildhibaan ayaa Alle haw naxariiste lagu magacaabi jiray Cabdilqaadir Abshir Xasan oo ku geeriyooday wadanka Ingiriiska isaga oo mudo xanuun u jiifay

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply