Shirkii Nabadaynta Deegaanka Ceel-Afweyn oo La Soo Gabagabeeyay

0
246

Ceel -afweyn (Dawan)- Shirkii nabadaynta ee baryahanba ka socday deegaanka degmada Ceel afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta si rasmiya u soo dhammaaday, kaasi oo ay culimada iyo  shirgudoonkii  ay ka soo saareen go’aamo adag oo lagu saleeyay diinta Islaamka.

Xidhitaanka shirka nabadaynta ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, xubno ka tirsan golaha wasiiradda, siyaasiyiin, gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo ergooyinka xidhayaasha labada dhinac, ee deegaankaasi shaqaaqadu ku dhexmartay.

NUXURKA.jpg3 Gudidi Nabadeynta Gudidi Nabadeynta.png1 Gudidi Nabadeynta.png2 Gudidi Nabadeynta.png3Gudidi Nabadeynta.png3

 

Leave a Reply