Daawo:– Siyaasi Sheekhal Axmar oo Gudidii Nabadeynta Ceel Afweyn Ku Amaanay Go’aamadii Ay Ka Soo Saareen

0
269

Hargeysa (Dawan)  Siyaasi Cabdirashiid Yuusuf Cali kana mida siyaasiyiinta weyn ee reer Somaliland ayaa gudidii nabadeynta ee colaada deegaanka Ceel-afweyn ku amaanay qodobadii ay ka soo saareen

Sidoo kale waxaa uu hanbalyo u diray aabihii labada wiil ku waayay colaadii deegaanka Ceel-afweyn isaga oo sheegay in wixii dhacay uu uga tanaasulay qaranimada Somaliland iyo nabada ka hana qaaday

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply