Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Siciid Gaane) iyo xildhibaan Siciid Cilmi Warsame kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay xarunta aqalka baarlamaanka ayaa madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu gacanta dawladda ku soo celiyo dekadda Berbera iyo shirkadii laydhka dawlada oo ay sheegeen inay ku jiraan gacanta cid kale oo gaara.
Halkan Ka Daawo