Wararka Dalka Daawo:– Golaha Guurtidda Somaliland oo Puntland Ku Eedeeyay Inay Ka Baxeen Xabad-joojintii laga Hirgaliyay Tukaraq By admin - August 25, 2018 0 560 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ku eedeeyay inay ka baxeen xabad joojintii laga hirgalinayay colaadda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Halkan Ka Daawo