Xildhibaan Siciid oo Soo Jeediyay in Dastuurka la Furo Si loo Helo Somaliland la Wada leeyahay

0
327

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi (Siraadleh) kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland waxaa uu sheegay waxaa kaliya ee leysku fahmilahaa inay tahay dastuurka oo la furo.

Waxaa uu xusay in hadii aan dastuurka la furin Khaatumo iyo Somalilandna heshiineyn sidoo kalena ay adkaaneyso inay mudanayaashu golayaasha sii fadhiyaan.
Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi isaga oo arimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Hadii aan dastuurka la furin Khaatumo iyo Somaliland iyo dadka goboladaasi degenina heshiinmaayaan, anaguna waa ay adkaaneysaa inaanu goboladda sii fadhino, hadaan dastuurka la furin oo aan siyaasiyan loo heshiiin, oo aan wax la wada yeelan”

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply