Daawo Kulan Kor loogu Qaadayo Siyaasadda Beelaha Laga Tiradda Badan Yahay oo Ka Qayb-soomay Magaaladda Hargeysa

0
380

Hargeysa (Dawan) Kulan kor loogu qaadayo siyaasadda beelaha laga tiradda badan yahay, islamarkaana lagu hirgalinayayb soo jeedinta qoondadii gaarka aheyd ee kuraasta golaha wakiiladda iyo deegaanka ee uu madaxweynaha qaranka Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi u qoondeeyay.
Waxaana kulankani soo qaban qaabiyay urrurka u dhaq-dhaqaaqa beelaha laga tiradda badan yahay ee la Daami Development Organization, DYDO.
Sidoo kale waxaa kulankani gacan ka geystay qabsoomidiisa hay’adda ONSOM.
Kulankani oo ka qabsoomay Hutel Impreil ee magaalada Hargeysa waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, in Faysal Cali Waraabe, Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil, kana mida sulaadiinta waa weyn ee beeshaasi, xubno ka socday urruradda xuquuqal insaanka madax dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee beelaha la heyb sooco.

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply