Daawo Nuxurka War-murtiyeed Beesha Gabooye ay ka soo Saareen Kulan laba Cisho Hargeysa uga Socday

0
370

Hargeysa (Dawan) Waxaa maanta Huteln Impreil ee magaalada Hargeysa lagu soo gabagabeeyay kulan laba cisho magaalada Hargeysa uga socday beelaha la hayb sooco ee Gabooye.
Kulankaasi oo ahaa mid diiradda lagu saarayay sidii beelaha la heyb soocaa ay kuraas uga helilahaayeen golayashaa wakiiladda iyo deegaanka.
Hadaba kulankani ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeedkan waxaana nuxurkii warmurtiyeedkaasi warbaahinta la wadaagay garyaqaan Maxamed Jaamac Ibraahin
Waxaana kulankani ka soo qayb galay islamarkaana soo afmeeray wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha mudane Axmed Muumin Seed..
Waxaana kulankani soo qaban qaabiyay urrurka u dhaq-dhaqaaqa beelaha laga tiradda badan yahay ee la Daami Development Organization, DYDO.
Sidoo kale waxaa kulankani gacan ka geystay qabsoomidiisa hay’adda ONSOM.
Daawo Madaxweynuhu waxaa uu Halgan ugu Jira in Wax-walba loo Sinaado Axmed Muumin Seed

Halkan Ka Daawo

Leave a Reply