Borame (Dawan) Guddoomiyaha Maxkamada degmada Borame Aadan Cabdilaahi Cali ayaa warbixin ka bixiyey kiisaskii kala duwanaa ee ay maxkamada soo galay sannadkii ina dhaafay .
Waxaanu Guuddomiye Aadan sheegay in kiisaska sannadkaasi soo galay maxkamada ay ahaayeen 1225 kiis , kuwaas oo 1111 kiis ay ahaayeen kiisas madani ah , halka 114 kiisna ay ahaayeen kiisas ciqaab ah .
Hoos Ka Daawo Warkan Oo Muqaal Ah.