Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tabobarada Ciidamada Asluubta Somaliland.

0
778

Wasiirka Cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Generalย  Maxamed Cismaan Xudhuun Ayaa Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Tabobarada Ciidamada Asluubta Somaliland.

dugsigan ayaa loo bixiyey General Xudhuun , iyada oo uu ugu horeyn goobtaasi ka hadlay Taliyaha ciidamada Asluubta Somaliland oo ka sheekeeyey muhiimada uu dugsigani u lee yahay ciidamada Asluubta .

 

Leave a Reply