Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Gobolkaasi Iyo Qorsheyaasha Gobolkaasi Ee Sannadka Cusub .

0
664

Burco(Dawan)Badhasaabka gobolka  Togdheer Xamse Maxamed Cabdi  ayaa ka warbixiyey xaaladda gobolka Togdheer iyo qorsheyaasha mustaqbal ee u qorshaysan .

Waxa uu badhasaabka gobolkaasi sheegay in xaaladda nabadgelyo ee gobolkaasi yahay mid aad u wanaagsan, lagana wado horumar ka socda gobolkaasi , gaar ahaana dhinacyada Baahiyaha Bulshada oo ay xukuumadu wax weyn ka qabatay.

 

Leave a Reply