Hargeysa(Dawan)Wasaarada Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa ganacsatada dalka ugu baaqday in ay si deg deg ah u qaataan liiskanka Ganacsi ee Somaliland.
Agaasimaha Wasaaradaasi oo maanta warbaahinta kula hadlaayey xafiiskiisa ayaa sidoo kale ugu baaqay ganacsatada aan weli qaadan liisanka Ganacsi in ay hore u qaataan liisankaasi ganacsiga.