Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqday Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad U Loo Dhigay Cisbitaalka Haldoor.

0
653

Hargeysa(Dawan)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Hal-door ee Caasimada Hargeysa, ka dib markii uu ku soo booday xanuun kedis ah oo ka haleelay lugta iyo gacanta bidix.

Waxaanu Madaxweynuhu wasiirka Alle uga baryay inuu caafimaad taama siiyo, isaga iyo intii xaalad caafimaad u jiifta.

 

Image may contain: 3 people, people sitting and people standingImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting and people standingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, standing