Wararka Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Fasaxoodii Muddo Lagu Daray. By admin - January 28, 2019 0 851 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Dawan)Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fasaxoodii Muddo 20 cisho ah Lagu Daray, waxaana fasaxaasi dheeriga ah ku dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.