Hay’adda Qatar Charity Oo Degaanka War-idaad Ka Dhisaysa Cisbitaal Hooyada Iyo Dhalaanka Loogu Talo Galay.

0
586

War-idaad(Dawan)Hay’adda Qatar Charity Ayaa Degaanka War-idaad Ka Dhisaysa Cisbitaal Hooyada Iyo Dhalaanka Loogu Talo Galay.

waxaana dhismahaasi si wada jir ah u dhagax dhigay Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Gaani iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada Caafimaadka Somaliland qaybteeda Caynaba.

Leave a Reply