Wararka Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Ka Baxday Jaamacadda Gollis Faraceeda Magaaladda Berbera. By admin - January 30, 2019 0 706 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Berbera(Dawan)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Ku Qalin Jebinayeen Arday Ka Baxday Jaamacadda Gollis Faraceeda Magaaladda Berbera.