Hargeysa(Dawan)Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.
Home Wararka Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta...