Wararka Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhey Dalka Imaaraadka, Si Weyna Loogu Soo Dhoweeyey+Sawiro. By admin - March 9, 2019 0 732 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa si heer sare ah loogu Soo dhaweeyey madaarka magaalada Abu Dubai.