Dr Edna Aadan Oo Warbaahinta Caalamiga Ah Faah Faahin Ka Siisay Waxyaalihii Uga Soo Qabsoomay Socdaalkii Madaxweynaha Ee Dalka Guinea.

0
482

Hargeysa(Dawan)Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Jamhuuriyadda Gini socdaalka ku tegey ayaa warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay Guulaha Siyaasadeed ee safarkaasi, mar ay maanta kula hadlaysay warbaahinta Dalka Ethiopia.

Leave a Reply