Wasiirka Gaadiidka iyo wefti ka Socda Baanka Horumarinta Afrika oo Gaadhay Boorama

0
750

Boorama(Dawan):- Wefti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo ay qayb ka yihiin wefti ka socda baanka horumarinta Afrika,ayaa maanta socdaal ku tegay xarunta gobolka Awdal ee Boorama.

Haddaba ujeedada socdaalka weftiga halkan hoose ka daawo

Leave a Reply