Gabilay(Dawan):- Idaacadda BBC-Somali,ayaa waraysi been abuur ah ka tebisay Maayerka Degmada Gabilay ka dib markii ay saaka sheegeen in Maayer Maxamed Ammiin in uu u waramay
Maayerka Gabilay Maxamed-ammiin Cumar Cabdi,ayaa si cad u beeniyay in uu wax waraysi ah siiyay BBC-Somali iyo wax xidhiidh ah oo ay la soo sameeyeen midnaba.
Waxaanu sheegay Maayer Maxamed-ammiin in aanu arrintaa ka hadhaysn isla markaana uu sharciga la tiigsan doono Idaacadda BBC-Somali-na looga fadhiyo in ay soo caddayso cidda ay maayerka ku sheegtay BBC-Somali.
Haddaba jawaabta Maayerka oo faah faahsan halkan ka daawo