BBC-Somali oo Waraysi Been Abuur Ah ka Tebisay Maayerka Gabilay iyo Jawaabta uu ka Bixiyay

0
580

Gabilay(Dawan):- Idaacadda BBC-Somali,ayaa waraysi been abuur ah ka tebisay Maayerka Degmada Gabilay ka dib markii ay saaka sheegeen in Maayer Maxamed Ammiin in uu u waramay

Maayerka Gabilay Maxamed-ammiin Cumar Cabdi,ayaa si cad u beeniyay in uu wax waraysi ah siiyay BBC-Somali iyo wax xidhiidh ah oo ay la soo sameeyeen midnaba.

Waxaanu sheegay Maayer Maxamed-ammiin in aanu arrintaa ka hadhaysn isla markaana uu sharciga la tiigsan doono Idaacadda BBC-Somali-na looga fadhiyo in ay soo caddayso cidda ay maayerka ku sheegtay BBC-Somali.

Haddaba jawaabta Maayerka oo faah faahsan halkan ka daawo

Leave a Reply