Guddoomiye Ku xigeenka koobaad ee Golaha Wakiiladda oo Bomara kaga Qayb Galay Bandhig Buugaag

0
424

Boorama(Dawan):- Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha wakiiladda Somaliland Axmedyaashiin Sheekh Cali Ayaanle,madaxda heer gobol iyo degmo ee gobolka Awdal iyo degmada Boorama, madaxda Hay’adda Xigma Foondhayshin madaxda Jaamadacahada Boorama,aqoonyahan iyo qoreyaal reer Somaliland ah iyo qoreyaal caalami ah,ayaa ka qayb galay bandhig buugaag kala duwan oo lagu qabtay Boorama.

Haddaba bandhigaa iyo weedhihii laga yidhi iyo buugaagta lagu soo bandhigay halkan hoose ka daawo

Leave a Reply