Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka Qayb Galay Xuska Maalinta Dhallinyarada Adduunka oo Hargeysa Lgu Qabtay

0
482

Hargeysa(Dawan):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa ka qayb galay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay maalinta dhallinyarada adduunka oo Hargeysa lagu qabtay.

Munaasibadda oo ay soo qaban qaabisay dallada Dhallinyarda Somaliland ee SONYO isla markaana ay qayb ka ahaayeen qaban qaabadeeda wasaaradda dhallinyadara iyo ciyaaraha Somaliland iyo hay’adda HAVAYOCO.ayaa waxaa kale oo Madaxweyne ku xigeenka kala qab galay xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland iyo dalladda Sonyo.

Madaxweyne ku xigeenka qaranka ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa Cabdiraxmaan Saylici ayaa qudbad uu ka jeediyay munaasibadda kaga hadlay doorka dhallinyada ee horumarka qaranka.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

 

 

Leave a Reply