“Deegaanka iyo Dadkuba Waa Somaliland” Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Badhan

0
411

Ceerigaabo(Dawan):- Guddoomiye ku xigeenka gobolka Badhan Cabdiraxmaan Axmed Muuse (Suldaan),ayaa sheegay in xaaladda nabad gelyo ee gobolka Badhan in ay aad u wanaagsan tahay isla markaana si fiican ay uga socdaan hawlaha shaqo ee qaranku.

Waxaanu intaa ku daray in xarunta gobolka Badhan ay ku sugan yihiin Badhasaabkii gobolka,Maayerkii degmada Badhan iyo dhammaan shaqaalihii heer gobol iyo degmo ee gobolka.

Waxaa kale oo uu intaa raaciyay in gobolku roobban yahay oo Raxmaadka ALLE wada gaadhay dad iyo duunyana la wacan yahay.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply