Xeerka Shaqaalaha Dawladda oo la Daah Furay

0
525

Hargeysa(Dawan):- Xeerka Shaqaalaha dawladda ayaa maanta lagu daah furay Hotel Maansoor ee Hargeysa.

Daah furka Xeerka iyo hageyaasha shaqaalaha dawladda Somaliland oo ay ka qab galeen xubno ka mid ah golaha wasiiradda Somaliland,agaasimeyaal guud,madaxda Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo madaxda Hay’addaha dawliga ah iyo madax sare oo ka socday Baanka Adduunka.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo

 

Leave a Reply