Badhasaabka Gobolka M/Jeex Iyo Guddomiyayasha Waxbarashada Oo Safka Kala Qaybagalay Ardayda

0
442

Hargeysa(Dawan):- Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed iyo madaxda gobolka Maroodijeex ee wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland,ayaa saaka kormeer shaqo ku tegay qaar ka mid ah dugsiyada waxbarashada dawliga ah ee caasimadda Hargeysa.

Guddoomiyaha gobolka iyo guddoomiyeyaasha wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska ee gobolka Maroodijeex,ayaa subaxnimadii hore ee Saaka ku waabariistay dugsiyada caasimadda Hargeysa isla markaana ardayda isguulada faylkii subaxnimo ee Saaka.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo

Leave a Reply