Komishanka Xakamaynta AIDSKA oo Tababar u Qabtay Culimada

0
451

Hargeysa(Dawan):- Komishanka Xakamaynta HIV/AIDS-ka ee Heer qaran ayaa kulan tababar ah u qabtay qaar ka mid ah culimada dalka.

Kulankan oo lagaga wada hadlayay sidii culimada dalku qayb uga noqon lahayd ka wacyi gelinta bulshada cudurka AIDS-ka iyo sidii loo daryeelo lahaa dadka la nool xanuunkaas.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply