Taliska Guud ee Ciidanka Booliska oo Soo Bandhigay Shimbir Dad Cun ah oo la Dilay

0
673

Hargeysa(Dawan):- Taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland,ayaa maanta lagu soo bandhigay Shimbir dad cun ah oo lagu dilay deegaan u dhaw degmad Oog.

Shimbirkan oo Nin wayn ku weerarar deegaankaas oo halis galiyay ka dibna uu dilay ayaa lagu soo bandhigay taliska guud ee Ciidanka booliska Somaliland oo ay goob joog ahaayeen Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, taliye ku xigeenka ciidanka booliska Somaliland Sarreeye guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle.

Waxaa kale oo goob joog ahaa isla markaana ka hadlay siduu u weeraray iyo halista uu galiyay Ninkii dilay.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply