Cuqaasha Degmada Gar-adag oo ka Hadlay Isdhexgalka Bulshada Deegaankaas Farriina u Diray Cidkasta oo Nabad Gelyada Lid Ku Ah

0
507

Gar-adag(Dawan):- Cuqaadha iyo waxgaradka degmada Gar-adag,ayaa ka hadlay is dhexgalka bulshada deegaanka gaar ahaan labadii beelood ee walaalaha ahayd ee shaqaaqooyinku ku dhex mareen Deegaanka degmada Ceel-afweyn.

Waxaanay ka hadleen Raxmaadla ALLE ee degmada Gar-adag helay oo la isugu soo guuray,waxaanay si weyn u soo dhaweeyeen waxgaradka iyo cuqaasha  Gar-adag in ay diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan cid kasta oo deegaanka degmada Gar-adag usoo guurtay isla markaana ay cid kasta oo nabad wadda gacmo furan ku soo dhawaynayaan.

Waxaanay farriin adag u direen cid kasta oo nbad gelyada lid kau ah.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply