Wakhti Ay Dadku Isku Fikrad Noqdaan!

0
454

Dayuurad ay leedahay Shirkadda EasyJet duulimaadka flight EZY9958 oo ay ka duulaysay Madaarka malgo ee spain iyadoo ku sii jeda Ingiriiska ayuu duuliyuhu ogaaday in labada mishiin ee dayuuradda uu midkood xun yahay, sidaas darted wuxu rakaabkii usoo bandhigay inay ka doortaan in dayuuradda ku duuliyo halka mishiinka. Waxaana uu u shegay in haddii uu sidaasi ku duuliyo ay badbaadi karaan 50%.

Waxa kale oo uu uu cadeeyay haddii la duulimaadku baaqdo in 40 saacadood ay qaadan doonto.  Markii duuliyuhu  uu siiyay rakaabka qorshahaasi cabsida leh badannkiisa ayaa dayuurada I dhakhso ua soo wada degay iyagoo kaba cabsi qayaby inau duuliyuhu go’aan iska gaadho uu ku hawada isagoo halistaasi og ku galo. Wakhtiyadan cabsida dadku waxay noqdaan isku noqdaan isku wada fikrad isagoo qofk kasta ku fikiraa inuu isbadbaadiyo.

Leave a Reply