Wasiirro ka Qayb Galay Shirka Wadaageyaasha Dhaqaalaha

0
364

Hargeysa(Dawan):- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland,guddoomiyeyaasha Baanka dhexe iyo rugta ganacsiga iyo Agasimeyaal guud,ayaa ka qayb galay shirka wadaageyaasha dhaqalaha oo ah shir saddex biloodle ah oo ay soo qaban qaabiso wasaaradda Ganacsiga wershadaha iyo dalxiisak Somaliland.

Shirkan oo ay ka qayb galaan ganacsatada yaryar ee loo yaqaan wadhatada isla markaana diirada lagu saaro kobcinta dhaqaalaha.

madaxdii ka hadashay iyo qodobada lagu fanqeeyay oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Leave a Reply